Guddiga dhismaha wadada Dhoobleey oo ka warbixiyay halka uu marayo qoshaha laami u samaynta degmadaasi

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobleey ayaa waxaa ka socdo hirgalinta waddo laami ah oo ay yeelato degmadaasi, wadadaasi ayaa waxaa lagu dhisayaa isku tashi bulsho waxaa qarashaadka ku baxaya laga soo uruuriyaa bulshada qeybaheeda kala duwan ee kunool degmadaasi.

Wadada Laamiga ee laga dhisaayo degmada Dhoobleey ayaa ah mid baahi weyn ay uqabaan bulshada ku dhaqan degmadaasi, maadaama degmada Dhoobleey ay sii fideyso oo ay ubaahan tahay wadooyin casri ah oo ay intifaacsadaan dadka ku dhaqan degmada Dhoobleey.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here