Goolhayihii Labaad ee Xulka Gobalka Jubada hoose oo ka warbixiyay Waayihiisii Kubadeed

0
1009

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xulka Gobolka Jubbada Hoose ayaa waagii bariisamaadkii waxa uu ahaa xulalkii Gobolada dalka xulka ugu koobabka badnaa.

waxaa uu lahaa ciyaartooy tayo leh oo laga kala keenay deegaanada kala duwan ee Gobolka Jubbada Hoose,waxaa uu kusoo guuleystay Gobalkaan ilaa 8 Koob oo loo dhigey xululka Gobolada dalka
hadaba Goolhayihii Labaad ee Gobalka Jubbada hoose Ahmed Cali Maxamud ayaa ka hadlay waayihiisii Hore iyo doorkii uu ka qaatay guulihii uu Gobalka Jubbada Hoose soo gaaray.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here