Goobaha Waxbarashada Kismaayo oo laga bilaabayo wacyigalinta joojinta Gudniinka Fircooniga.

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdullahi oo ka hadashay dhibaatada uu gudniinka fircooniga u gaaysto gabdhaha lagu sameeyo ayaa sheegtay in goobaha Waxbarshada sida Iskuulada, Jaamacadaha iyo Madarasooyinka ay ka bilaabi doonaan wacyigalin lagu joojinayo gudniinka fircooniga ayna la kaashanayaan Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo gacanta ku heyso goobaha Waxbarashada.


Hamdi Mohamed  ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here