Goobaha Waxbarashadda Baladweyne oo intooda badan la xiray

0
28
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-In ka badan 37 kun oo ardey oo dhiganayay iskuullada magaalada Baladweyne ayay ha kad ku timid waxbarashooda ka dib markii dadaad ka ka soo rogmaday webiga shabeelle ay buux dhaafiyeen goobaha waxbarashadda qaarkood  taasoo keentay in la fasaxo ardeyda.
Saddex kun iyo todobo boqol oo ka mid ah 37-kun ee ardey ayaa lagu wada in bisha June ee soo socota ay galan imtixaanka qaranka iyo kan dugsiga dhexe.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here