Goobaha Timo jarayaasha Kismaayo oo Laga dareemayo mashquul badan

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyada oo saacado kooban ka harsan tahay udabaal dagida maalmaha ciidul fidriga ayaa waxa magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose laga dareemayaa dhadhaqaaq xoogan oo ku aadan u diyaar garowga munaasabada ciidul fidriga.

Meelaha mashquulka xoogani uu  ka jiro ayaa waxa kamid ah goobaha timaha lagu jaro halkaasi oo ay buux dhaafiyeen boqolaal kamid ah bulsho weynta magaalada Kismayo  si ay tinta uga jartaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here