Goobaha Timaha Lagu Jaro ee magaalada Kismaayo oo mashquul badan Laga dareemayo

0
391

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Bil walbo oo Ramadaan gabagabadeeda oo ay soo dhawyihiin maalmaha Ciidda goobaha Timo Jarayaasha ee magaalada Kismaayo waa goobaha ugu mashquulka badan dhalinyarada,waxeyna helaan Lacag ka tiro badan tii ay heli jireen bilaha kale ee sanadka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here