Goobaha madadaalada oo ku soo badanaya magaalada Baydhabo.

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay oo kamid ahay magaalooyinka horumarka sameysa sanadahaan ayaa waxaa ku soo badanayaa goobaha loogu tala galay in ay waqtiga nasiinyada ku qataan dhalinyarada taasi oo sidoo kale ganacsatada magaalada ay u arkaan in ay tahay meel laga sameyn karo fursado ganacsi.

SKY BOX waxay kamid tahay goobaha Dhalinyarada ay u imadaan in ay waqti badan ay ku qaataan taasi oo laga helo geemamka kala duwan ee ciyaaraha iyo sidoo kale dhinaca adeegyada kale ee dhalinyarada u baahan karaan cuntooyinka fud-fudud.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here