Goobaha mac-macaanka Baladweyne oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciida

0
47

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Goobaha lagu sameeyo macmacaanka ee magaalada Baladweyne ayaa laga Dareemayaa mashquul aad uxoogan maadama ay nagu soo fooleedahay ,ciidul fidriga.

Foornada fatxi modern ee Baladwyne oo kamid ah Goobaha aadka loogu diyaariyo macmacaanka sida buskudka xalwada shuushumowga iyo macmacanka kale ayaaa aad looga dareemaya mashquul xooggan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here