Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabitaanada laga sameeya miraha dalagyada ka baxa beeraha sida qaraha, babaayga, sisinta, muuska, cambaha, liinta iyo kuwo kale oo aad u badan waxaana shaqa abuur ay u noqotay dad badan oo ku maareeya noloshooda iyo tan Qoyskoodaba.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.