Goobaha lagu iibiyo Xalwada ee Magaalad Kismaayo oo Mashquul laga dareemayo

0
252

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Fooda Inagu soo heyso Maalinta Ciidula Fidriga Si weyn ayeyna bulshada ku nool magaalada kismaayo ugu diyaargaroowayaan.

Meelo badan oo lagu iibiyo agabyada loogu talagalaya in la isticmaalo maalmaha faraxada ee Ciidul Fidriga ayaa waxaa laga dareemayaa Mashquul aad ubadan.
meelaha lagu iibiyo Xalwada waxay kamid tahay meelaha uu ka jiro mashquul aad u badan waxaana bulshadu ay yihiin kuwo iibsanaya xalwada iyo waxyaabaha kale ee Macmacaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here