Goobaha lagu iibiyo malabka oo kusoo badanaya Baladweynҽ

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaan waxaa kusoo badanaya goobaha lagu iibiyo Malabka noocyadiisa kala duwan.

Xaruumaha lagu iibiyo malabka ayaa waxaa kamid ah A-Naciim iyo Hiiraan Honeey kuwaas oo iibiyo malabka noocyadiisa kala duwan sida Rafiiqu Zoowjeeyn iyo malabka caadiga kaasi oo laga soo saaro dalkeena Soomaaliya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here