Goobaha lagu iibiyo Daawo dheeryada oo kusoo badanayo magalada kismaayo

0
373
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Daawo dhireedka waa daawo dhaqameedka in badan laga adeegsado Dunida, waxaana si weyn loo bartay waayadii dambe
Iyadoo lagu daweeyo cuduro badan waxaana si weyn looga isticmaalaa goobaha shifooyinka dadka lagu quraan saaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here