Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waa magaalo dhul-beereed ah waxana ka baxa dalagyo badan Oo sanad walbana la xiiseyo mid kamid ah qudaarta Noocyadeeda kala duwan ee ka baxa dhulbereedka magaalada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.