Goobaha lagu iibiyo Cabitaanada dabiiciga ah oo ku soo badanaayo Jowhar

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle waa magaalo dhulbeereed ah waxana ka baxa dalagyo badan oo sanad walbana la xiiseeyo mid kamid ah qudaarta Noocyadeeda kala duwan ee ka baxa dhulbereedka magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here