Goobaha Lagu barto Luuqadaha oo ku soo badanaya magaalada Kismaayo

0
53
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa marba marka ka danbaaysa ku soo badanaya goobaha waxbarashada gaar ahaan macadyada lagu barto luuqadaha kala duwan sida Ingiriiska iyo Carabiga.
Machadka Al-Jaziira oo Kismaayo laga hirgaliyay sanadkii 2021-kii ayaa ka mid ah Macaahida lagu barto luuqadaha Carabiga ingiliishaka iyo cilmiga Kombuyuutarka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here