Goobaha lagu barto Cilmiga Kombuyuutarka oo ku soo kordhaya magaalada Kismaayo

0
488

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xarunta Sahal softaware oo ka mid ah xarumaha lagu barto cilmiga Kombuyuutarka ayaa ku soo kordhaya ardayda daneeneysa in ay bartaan Kombuyuutarka.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here