Goobaha haweenka dharkooda lagu iibiyo oo kusoo badanaya degmada Dhoobley

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ayaa mudooyinkii dambe waxaa ku soo badanayay carwooyinka lagu iibiyo Dharka Haweenka taasi oo qeyb ka ah Horumarada ganacsi ay sameyneyso Degmada.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here