Goobaha Haweenka ay ku Sameeyaan Jimicsiga Jirdhis oo Kismaayo ku soo badanaya.

0
271

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dumarka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Magaalada Kismaayo ayaa mudooyinkii dambe aad u taga koobaha jirdhiska iyagoo fahmay Faa’iidada uu jimicsigu u leeyahay Jir ahaan iyo caafimaad ahaanba.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here