Goobaha Ganacsiga Baladweyne oo dib loo furay

0
71

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo kunool magaalada Baladaweyne ee Xaruunta gobalka Hiiraan ayaa dib ugu soo laabtay goobahoodi Ganacsi kadib Fatahaadii ku dhuftay magaalada Baladaweyne.

Haweenkaan ayaa saameen kala duwan kala kulmay fatahaad uu sameeyay webiga shabeele maadaama uu ganacsigood uu ka istaagay muddii ay magaalada kujireen Biyaha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here