Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa lagu jiraa maalmaha ugu dambeeya bisha barakeysan ee ramadaan, dadkana waxay isku diyaarinayaa munaasabadda weyn ee ciidul fidriga oo Suuqayada kala duwan ee kismaayo ayaa waxaa ka jiro mashquul badan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.