Goobaha Cillaan Saarka ee Magaalada Kismaayo oo Shaqo abuur u noqday Haween badan

0
363

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalaada kismaayo waxaa ka jira goobo badan  oo Cilaanka lugu saaro, waxaa jira Haween badan oo ay shaqo abuur u noqtay xarumaha lugu saara  cillaanka.

xarunta Hanaan peaty saloon waxaa ay ka mid tahay xarumaha  Cillaanka ay ka saartaan dumarka  ku nool magalaada kismaayo,waxana shaqo abuur ay u noqotay Haween badan.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here