Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Goobaha lagu iibiyo agabyada kala duwan ee ay dumarku isku qurxiyaan ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa laga dareemayaa mashquul ku aadan u diyaar garowga Maalinta ciidul fidriga oo ay maalmo yar ka dhimanyihiin .
Haweenka ayaa iibsanaya agabyada kala duwan ee loo isticmaalo qurxinta guryahay,uduga guryaha ,kareemada ay dumarku u isticmaalaan qurxinta jirkooda ,waxyaabaha la isku carfiyo iyo agabyo kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.