Goobaha Caafimaadka sida gaarka ah loo leeyahay oo ku soo badanaya Jowhar

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Gaboobe waxa uu ka mid yahay gobaha caafimaad ee ku yaala magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle isla markaana lagu dabiibo dadka ay haleeleyn Xanuunada kale duwan.

Hadaba Dr libaan oo ah maamulaha Guud ee isbitaalka Gaboobe ayaa ka warbixiyay adeegyada uu isbitaalku bixiyo iyo ujeedoyinkii loo aas aasay Isbitaalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here