Golayaasha Dhalinyaradda ka dhisan Jubbaland oo door muhiim ah ka qaato wacyigalinta dhalinyaradda

0
136

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-iyadoo ay dhawaan wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaarahaa dowlad goboledka Jubbaland dhistay golayaasha dhalinyarada sida Golaha dhalinyarada Degmada kismaayo Golaha dhalinyaradda gobolka Jubbada Hoose  iyo Golaha dhalinyaradda  heer Satate Jubbaland, sidoo kalana ay magaalada kadhisan yihiin u rururo dhalinyaro oo madax banan  ayaa waxaa qaar k amdi ah Ururadda dhalinyarada ee Dowliga iyo kuwa aan dowliga aheen ay door muuqda ka qaataan wacyi-galinta iyo  isku xirka dhalinyarada.

Idle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here