Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo looga Hadlay Xaalada Guud Deeganada koonfur Galbeed, waxaana lagu ansixiyey Hab-raaca Diyaarinta Hindise Sharciyeedyada iyo Xeer-Nidaamiyaasha Koonfur Galbeed.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.