Golaha Wakiilada Jubbaland oo wax ka bedel ku sameeyey qodobka 35-aad Farqadiisa 1- aad ee Dastuurka Jubbaland

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Golaha wakiilada Dowladda Jubbaland oo maanta yeeshay fadhigii 3-aad ee kalfadhigga 5-aad ee wax ka bedel ku sameeyey qodobka 35-aad farqaddiisa 1-aad ee dastuurka Dowladda goboleedka Jubbaland kaas oo ka hadlaya kasooni siinta iyo kala laabashada golaha Wasiirada Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here