Golaha Wakiilada Jubbaland oo warbixin ka dhageystay Gudiga fatahaadaha Jubbaland

0
111

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Golaha wakiilada dowlad gobaleedka jubbaland ayaa warbixin ka dhagaystay Gudiga golaha u qabilsan fatahaadaha

gudiga ayaana soo bandhigay isla markaana golaha uga warbixiyay xaladihii ugudambeyay ee fatahadaha iyo daadaka isku sidkan Dhibatooyinka ay kala kulmeen shacabka jubbaland samaynta ka dhalatay iyo guud ahaanba khasarihii ka dhashay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here