Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaao ku yeeshay kal-fadhigii sadaxaad fadhigiisa sideedda kasoo ajandhiisa ahaa ka doodista xeerka maalgashiga iyo shatiyada ganacsiga ee deegaanada Jubbaland.
Gudoonka Baarlamaanka ayaa xeerka laga dodaya u qaybiyay xildibanada waxaan kulkan xaadir ku ahaa 51 mudane , kuwasoo loo qabtay labo maalin si ay u soo aqriyaan ajanadaha.
Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.