Golaha Wakiilada Jubbaland oo ku baaqay in loo gurmado dadka deegaanada Waqooyi ee mgalaada Kismaayo

0
74
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada dhaca waqooyiga magaalada kismaayo waxaa 24k-kii saac ee waxaa ka da’aayay roob aad uweyn oo saameyn weyn ku reebay.
Deegaanada dhaca waqooyiga kismaayo waxaa ku nool dad badan oo barakacayaal oo ay saameysay abaartii baahsaneyd ee ku dhufatay guud ahaan dalka Soomaaliya.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here