Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland ayaa maanta xaruntooda magaalada Kismaayo waxaa uga furmay kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka doodista sharciyada xuquuqul insaanka iyo arrimaha qoyska.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.