Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland oo maanta yeeshay kalfadhiga 5-aad fadhigiisa 10-aad islamarkaana uu gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa lagu ansixiyay Gudigga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo uu xalay digreeto ku magacaabay Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Ahmed Maxamed Islaam.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.