Golaha shacabka oo Akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka Tacliinta sare

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda 26-aad ee kalfadhiga shanaad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here