Golaha dhalinyarada degmada Kismaayo oo xaflad soo dhoweyn ah u sameeyey Guddoomiyaha cusub ee Degmada Kismaayo

0
230
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey gudoomiyaha cusub ee degmada Kismaayo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland.
xaflada ayaa ahayd mid hambalyo iyo soo dhaweyn iskuugu jirto.
Waxaana ka soo qeyb galay gudomiyaha ururka dhalinyarada degmada Kismaayo iyo kan gobalka Jubbada Hoose iyo qaar ka mid ah ururada bulshada.

 

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here