Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Golaha Dhalinyarad Degmad Xagar Maxamuud Cali Samoow iyo Cabdi Qadir Dhaqane Cabdi Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Dhalinyarada ee degmada Kismaayo Oo Ka qeyb qaadanayay Barnaamijka Doodda ee Kabaxa Idaacadda Waamo,ayaa Dowladda Fedaraalka iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland Ka codsaday in dhalinyarada Gudaha Dalka Wax Kubaratay La siiyo Fursado Shaqo oo ku filan si’ ay ooga baaqsadaan dhibaatada Tahriibka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.