Golaha dhalinyarada degmada Kismaayo oo deeq dhar ah gaarsiiyay bulshada deegaanka Goobweyn

0
324

Kismaayo(Idaacada Waamo)Golaha dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa deeq ah dhar ah gaarsiiyay dadka ku nool deegaanka goobweyn,waxaana deeqdan ay isugu jirtay dhar iyo shandarwooyinka laga xirto kaneecada qaar ka mid ah dadkii deeqda la gaarsiiyay ayaa ka hadlay deeqda la gaarsiiyay.

Gudoomiyaha dhalinyarada deegaanka Goobweyn Cabdirashiid Cumar Khaliif,ayaa sharaxay deeqda la gaarsiiyay isagoona ka mahadceliyay,Abaadir Cabdiraxmaan Gudoomiyaha golaha dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa dhankiisa warbaahinta la hadlay,wuxuuna ka hadlay deeqda ay gaarsiiyeen deegaanka Goobweyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here