Golaha dhalinyarada Degmada kismaayo oo codsaday in la siiyo xarun ay ku shaqeeyaan.

0
455

Golaha dhalinyarada Degmada kismaayo  oo kusoo shaqeeyay marxalado aad u adag islamarkaan Qabto shaqooyin ubadan wacyigalin iyo arimaha bulshada ayaa waxay markaan codsanayaan in ay helaan xaruun ay kushaqeeyaan.

Xubnaha ururka oo kullan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland  iyo hey’adaha kashaqeeyo hormarinta dhalinyarada ka codsadeen in si deg deg ah looga jawaabo codsigooda.

Waxaa warbixintaan ka diyaariyay:Iidle Aadan Maxamed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here