Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Golaha wakiilada dowlad goboledka Jubbaland ayaa maanta yeeshay kulanka kala fadhigii saddixaad fadhigiisi todobaad kaas oo uu ajandihiisu ahaa ka doodista xeerka misaaniyada ku celiska ah.
Waxaana kooramka soo xaadiray 49 xildhibaan u jeedka loogu celinayo Misaaniyada ayaa ah in lagu daro qoondada Wasaaradaha cusub ee dhawaan lagu soo kordhiyay Wasaaraddaha Jubbaland xeerka miisaaniyada ku xileska ah ayaa ansixintiisa waxaa u codeeyay 48 mudane sidaasi ayaana lagu an sixiyay xeerka misaaniyada ku celiska ah ee Jubbaland .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.