Golaha Aqalka Sare Soomaaliya oo ka dooday sidii lagu soo daabici lahaa lacagta Shilin Soomaaliga ah

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan braahim oo uu weheliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga shanaad kulankiisa 10-aad Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.

Awke Ali Awila ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here