Golaha Aqalka Sare Soomaaliya oo dood adag ka yeeshay qaar kamid ah Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

0
5
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga shanaad kulankiisa 16-aad ee Golaha Aqalka Sare.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here