Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddiga Arrimaha Dibadda golaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa xafiiskoodakuqabilay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaardda Ahmed Moallim Fiqi.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.