Golaha Aqalka Sare oo la horgeeyey hindise sharciyeedka Qaxootiga

0
83

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga Afaraad kulankiis 2-aad oo ajandihiisu ahaa Akhrinta 1aad ee Sharciga Qaxootiga iyo Magan Galyo Doonka iyo Ka tashiga saamaynta Arrimaha fatahaadaha.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa Sanatarrada Aqalka Sare u faahfaahiyay muhiimadda hindise sharciyeedka Qaxootiga iyo magan galyo doonka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here