Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed.

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulan Golaha Aqalka Sare oo uu Gudoominayay  Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ahna ku-simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehlinaayo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa waxaa ka qeyb galeen dhammaan gudiyada joogtada golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here