Golaha Abwaanada Jubbaland oo ka tacsiyeeyey geeridii Fanaankii Cabdi Tahliil Warsme 

0
414

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Allaah ha naxatiistee waxaa khamiistii aynu soo dhaafney ku geeriyodey  magaalada Muqdisho laguna aasay fanaankii weynaa ee Cabdi Tahliil Warsame oo muddo xanuunsanaa Magaalada Muqdisho.

Allaah ha u naxariistee marxuumka ayaa fanaaniinta Soomaaliyeed meel walbo oo ay dalka ka joogaan  ka tacsiyadeeyay geerada ku timid marxuum Cabdi Tahliil Warsame.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here