Geela oo hab casri ah loogu dhaqdo duleedka Kismaayo.

0
359

Iyadoo lag uda galay xiliga jiilaalka isla markaana ay meelaha qaar abaar soo food saaray ayaa qaar ka mid ah dadka ka ganacsada caanaha geela ee la keeno magaalada kismaayo ayaa sheegay in ay geela siiyaan maankaalka si ay ooga maalaan caanaha,maadama ay baad a xoolaha daaqaan aysan jirin.

Qaar ka mid a dadka daqda Geellla ayaa sharaxay sida ay u xanaaneeyaan.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay: Iidle Aadan Maxamed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here