Geelayda duleedka magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay Caanaha ay magaalada u iib keenaan

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa si wayn looga isticmalaa Caanaha Geela Gaar ahaan kuwa loo yaqaano ii maal oo mudooyinkan kusoo badanaya magaalada, Geelayda duleedka magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay Caanaha ay magaalada u iib keenaan.

Juweyriyo Hassan  ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here