Geedka Cali garoobka oo dhibaato ku haya beeraleyda duleedka waqooyi ee Magaalada Baladweyne

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda deegaanka Leebow ee duleedka waqooyi ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan dhibaato ku haya geedka loo yaqaano Cali garoobka ama Geed jini kaasoo inta badan ka soo baxay dhul beereedka deegaankaasi.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here