Gddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray suuqa Hilibka degmadda Dharkeynleey

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray wareejinta Kawaanka Hilibka Suuq Boocle ee ku yaala waaxda Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada Dharkeenley.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here