Gawirada Lagu Keeno Hilibka Oo Waxbadan Kabadalay Shaqada Hiliblay Kismayao.

0
330
kismaayo(Idaacada Waamo)Gaari Dameerka Ama Karetada Ayaa In Mudo Ah Hilibka kasoo Qaadijiray kawaanka dhagaxdhere halkaas oo ah Goobta Loo Cayimay in lagu Qalo Xolaha magalada kismaayo waxana Ay Dad Badan oo karetalay ah Ay Uheed Shaqada Kaliya Ay Nolashooda iyo Tan Qoyskodaba Ay Kamreeyaan
Dhawaan Ayaa Loo Badalay In Hilibka lagu Soo Qaado  Gawari Taasi Oo Ay Shegeen In Ay Shaqadooda Wax Badan Ay Kabadasahay Dadka Kashaqeytso Hilibka Suuqyada Kismaayo
Kashaqeynta Hilibka Ayaa Waxaa kutiirsan Nolashoda Qoysas Aad Ubadan Waana Ganacsi Bulshada Laga Maarmaan u ah.
R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here