Garsoorka kubada cagta Jubbaland oo mamulka Jubbaland ku baaqay in dhalinyarada lagu dhiiri galiyo cayaaraha

0
474

Kismaayo(Waamo Radio)Cayaraha isbortiga waxa ay ka qayb qataan is dhex galka dhalinayarada iyo dhisida nabada  dhalinyarada inta badan waxa ay xiseeyan ku mashquulida cayaraha  balse majirto cid inta badan  dhalinyarada ku dhiragalisa  cayaraha .

Maxamed Cabdullahi  oo loo yaqaano ( SLA) oo ah Guddoomiyaha garsoorka  kubadda Cagta  Jubbaland  ayaa ka hadlay  doorka Cayaaruhu ay kaqataan is dhex galka dhalinyarada iyo dhisida nabada  waxa una shegay in  goobaha lagu cayaaro kubada ay tahay meel kulmisa dhalinyaro aan aqoon isku lahayn .

  Dhankale gudomiyaha  gorsoorka ayaa  Jubbaland  ugu baaqay in  dhalinyarada lagu dhira galiyo Cayaaraha.

Inta badan dhalinyaradu waxa aay ku mashquulan waqtiyada ay janiska leyhiin dhelida iyo daawashada qaybaha kala duwan ee  cayaraha.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here