Garsoorka Jubbaland oo tababar u qabtay garsoorayaasha iyo kaaliyaayaasha maxkamadda darajada koowaad ee arrimaha dhulka

0
270
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Garsoorka Jubbaland ayaa tababar u qabtay  garsoorayaasha iyo kaaliyaayaasha cusub ee maxkamadda darajada koowaad ee qaybta arrimaha dhulka.
Tababarkan ayaa waxa uu ku saab sanyahay sidii ay u maareen lahaayeen sharciyada iyo kiisaska ay qabtaan oo la xiriira arimaha dhulka, maadaama ay cusub yihiin mardhowna ay bilaabi doonaan howlahooda shaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here